Horjoogayaal ka hadlay Idaacada Andalus ee Al-Shabaab ayaa qiray in Kismaayo ay la maamulayaan Ciidamada Kenya ee AMISOM

C/casiis Abuu Muscab oo kamid ah Afhayeenada Al-Shabaab oo si toos ah uga hadlay Idaacada Andalus ee Kismaayo ayaa sheegay in Ciidamada Kenya iyo kuwa Dowladda Soomaaliya oo xalay saqdii dhexe ay Maraakiib ku soo daabuleen xeebaha magaalada ay la wareegeen lana maamulayaan qeybo kamid ah magaalada Kismaayo.
Abuu Muscab ayaa shacabka Magaalada Kismaayo iyo dagaalyahanadooda ugu baaqay inaysan wax cabsi ah muujinin oo ay ka qeyb qaataan dagaalka hadda ka socda hareeraha magaalada.
Posted Afgooy
(Ishabaydhaba)

Comments

Popular posts from this blog

Attack hits northern Nigeria church (Video)

Beledweyne oo ku Fatahay Wabi Shabeele