Posts

Showing posts from September, 2012

Madaxtooyada Soomaaliya oo Isbedel Xoogan Ka Bilowday.

Image
Isbedel dhanka shaqooyinka ah oo si hoose u socda ayaa ka bilawday xafiisyada xarunta madaxtooyada Soomaaliya “Villa Soomaaliya” ee Muqdisho, sida aan ka ogaanay saraakiil madaxtooyada jooga. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulankii ugu horeeyay ee uu la yeeshay shaqaalaha madaxtooyada saddex maalmood kadib doorashadii dhacday 10/09/2012, ayuu ugu ballanqaaday shaqaalaha madaxtooyada inaysan ka welwelin shaqooyinkooda oo ay sii joogi doonaan taasoo dad badan u fasirteen hadal sabarsiin ayaa hadda waxaa ku yimid isbedel. Sida ilo wareedyada noo waramay, ay sheegayaan waxaa isbedelkan xoogiisa ku lug leh la taliyaha madaxweynaha Faarax Sheekh C/qaadir oo hadda ah ninka talooyinka iyo go’aanada madaxtooyada ay ka soo fulaan. Saraakiil la ceyriyey Tan iyo markii madaxweynaha cusub iyo shaqaalihiisa ay sida rasmiga ah u degeen xarunta Villa Soomaaliya waxaa socday shaqo ka fariisin si qunyar ah loo sameynayey taasoo aan si weyn loo dareemin balse ahayd qorshe in dhoweyda la filay

Kenya waa in ay Joojiso Maamul u Sameynta Gobolada Jubbooyinka ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh

Image
 Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda Kenya u gudbiyey warqad rasmi ah oo uu kaga dalbaday in la hakiyo qorshe la sheegay inay Kenya gadaal ka riixeyso. Warqadan uu diray Madaxweyne Xasan ayaa sida la sheegay wuxuu Madaxweynuhu si cad u dalbaday in Kenya aysan faraha la gelin arrimo ku saabsan maamul dhisidda magaalada Kismaayo, isla markaasna keliya ay ku ekaato gacan siinta dowladda Soomaaliyeed iyo la dagaalanka Xarakada Al-shabaab, Madaxweynuhu wuxuu cadeeyay in wixii howl maamul dhisid ah ay u taalo dawlada Soomaaliya. Warqadan la sheegay inuu diray Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo baxday ka dib markii dowladdu ogaatay in magaalada Nairobi laga qabanqaabinayo shir maamul loogu sameynayo deegaanada Jubbooyinka, kaas oo qeyb ka mid ah horay loogu qabtay duleedka magaalada Nairobi, isla markaasna ay ka qeybgaleen saraakiil ka kala socotay dalalka IGAD oo shirkaasi taageerayay. Sida xog aan helnay sheegaysa Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu cabiray i

Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi oo Goordhow ka Dhacay Qarax Xoogan

Image
Qaraxan ayaa ka dhacay Kaniisada oo sida ay wararka sheegayaan kutaal xaafada Islii gaar ahaan Juja B. Goob joogayaal ayaa inoo sheegay in qaraxa uu ka dhashay waxan la ogayn iyadoona ay jiraan qasaaro ka dhashay halkaas. Jug weyn ayaan maqalnay kadib waxaan aragnay holac iyo kala carar”ayuu sheegay goob joogaha aan lahadalnay. Ciidamada Kenya ayaa isku godaamay halka qaraxa uu ka dhacay, iyadoona la arkayo dad kala duwan oo laga soo saarayo Kaniisada la qarxiyay. Sidoo kale dad ayaa ku jira mid kamid ah Guryaha gubanaya, waxaana soconaya bad baadinta dadkaas. Posted Afgooy (Ishabaydhaba)

Serious setback for al-Shabab (Video)

Image
Serious setback for al-Shabab,Al Jazeera's Peter Greste says that it is naive to think that the ousting of al-Shabab from Kismayo will mark the end of Somali rebel group.

Al-Shabab rebels pull out of key Somali town.(Video)

Image
Rebel al-Shabab fighters have pulled out of the southern port city of Kismayo, their last stronghold in the country, after a military assault by Kenyan and Somali troops, the rebels have said. "The military command of al-Shabab mujahedeen ordered a tactical retreat at midnight," Ali Mohamud Rage, a spokesman for the rebel group, said on Saturday. Rage said, however, that the group would continue to fight for control of the town. Al Jazeera's Peter Greste reports.

Kismaayo, oo Goordhaw la Wareegay Ciidamada Dowlada iyo Kenya

Image
Ciidamada dowlada Kenya ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay goordhaw la wareegeen dekada magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadaan oo wata doonyo kuwa dagaalka ah ay gudaha u soo galeen Dekada magaaladaasi isla marlkaana haatan ay si rasmi ah ula wareegeen. Wararku waxay intaasi ay ku darayaan in ciidamadaan Kenya ay wataan Hub xoogan, sidoo kale doonyaha ay wataan ee kuwa dagaal ah ay ku xiranyihiin qoryaha dagaalka. Majirin wax iska hor imaad ah oo ay la kulmeen ciidamadaan sida la sheegay maadaama maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab ay horay kaga sii baxeen magaaladaasi habeenkii xalay. Lama oga in ciidamadaan ay gudaha u sii gali doonaan magaalada iyo in ay sii joogi doonaan Dekada Magaaladaasi Kismaayo, xili magaalada ay tahay mid haawanahaysa oo haatan uusan ka jirin wax maamul ah. Ilaa iyo hada ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Kooxda Al-Shabaab iyo waliba saraakiisha Kenya oo ku aadan isbadalkaan ka dhacay magaalada Kismaayo oo m

How Somalia is addressing its challenges

Image
Kenyan and Somali troops have taken control of parts of the last al-Shabab stronghold in Somalia's port city of Kismayo. Earlier, the United Nations called for continued support of Mogadishu's new government. Al Jazeera's Kristen Saloomey sat down with Abdiweli Mohamed Ali, the Horn of Africa country's prime minister, to discuss the challenges facing Somalia.

Horjoogayaal ka hadlay Idaacada Andalus ee Al-Shabaab ayaa qiray in Kismaayo ay la maamulayaan Ciidamada Kenya ee AMISOM

Image
C/casiis Abuu Muscab oo kamid ah Afhayeenada Al-Shabaab oo si toos ah uga hadlay Idaacada Andalus ee Kismaayo ayaa sheegay in Ciidamada Kenya iyo kuwa Dowladda Soomaaliya oo xalay saqdii dhexe ay Maraakiib ku soo daabuleen xeebaha magaalada ay la wareegeen lana maamulayaan qeybo kamid ah magaalada Kismaayo. Abuu Muscab ayaa shacabka Magaalada Kismaayo iyo dagaalyahanadooda ugu baaqay inaysan wax cabsi ah muujinin oo ay ka qeyb qaataan dagaalka hadda ka socda hareeraha magaalada. Posted Afgooy (Ishabaydhaba)

Kismaayo oo AMISOM Gudaha u galay.

Image
AMISOM ayaa saaka gudaha magaalada Kismaayo galay, kuwaasi oo la sheegay inay ka soo galeen dhanka badda. Qof goobjooge ah ayaa Warbaahinta u sheegay in laga cabsi qabo in lagu dhex dagaallamo magaalada, ciidamada magaalada soo galay waxay qabsadeen Jaamacadda Kismaayo, sida ay sheegayaan warar aan helnay. Saraakiil ka tirsan AMISOM ayaa sheegay inay qabsadeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Col. Aadan oo ka mid ah saraakiisha ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Jubbada hoose ayaa sheegay insaakay aroortii ay ciidanka huwanta u dhaqaaqeen dhinaca magaalada Kismaayo. Kismaayo waa magaaladii ugu weyneyd ee ay haysatay maleeshiyada Al-Shabaab.   Posted Afgooy (Ishabaydhaba)

Beledweyne oo ku Fatahay Wabi Shabeele

Image
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyn ee xarunta gobbolka Hiiraan ayaa sheegaya in wabiga Shabeelle uu fatahaad khasaare hantiyadeed dhalisay uu ka geystay xaafado ka tirsan magaaladaasi, kadib roobab xooggan oo ilaa xalay ka da’ayay magaalada Baladweyn iyo hareerahdeeda. Fataahaadda uu Wabiga Shabeelle ka geystay magaalada Baladweyn ayaa timid kadib daadad badan oo ka dhashay roobab saacado badan qaatay oo ka da’ay magaalada. Xaafadaha ay fatahaadda ka dhacday ayaa waxaa kamid ah Buundo Weyn, Xaawo Taako, iyo  Kutimbo, ayadoo biyaha fatahaaddu ay bur buriyeen guryo badan. Waxaa jira dad ku geeriyooday fatahaadda iyo carruur badan oo lagu la’yahay biyaha fatahaada. Dadka reer Baladweyn ayaanan garaneynin meel ay u barakacaan maadaama buuraha waaweyn ee magaalada oo markii hore loo barakici jiray ay hadda degganyihiin Ciidamada Itoobiya. Posted Afgooy (Ishabaydhaba)

Two killed as Saudi security forces try to arrest Shi'ite man

Image
Two men were shot dead on Wednesday when Saudi security forces stormed a house to arrest a wanted man in the Qatif region, the focal point of unrest by minority Shi'ite Muslims. Shi'ites have demonstrated against what they perceive as systematic discrimination in the Sunni Muslim-dominated kingdom. But Saudi Arabia, the world's top oil producer, has avoided the sort of broad uprising that has ousted Arab autocrats elsewhere. Saudi authorities were trying to arrest one of 23 men who the government said were wanted for stirring unrest in Qatif, where 15 people have been killed since November in clashes and protests. "He and his companions opened fire on the security forces and, in dealing with the situation as it required, it resulted in the death of the wanted man ... and one of his companions, and the wounding of two others and the arrest of a third," Saudi Press Agency reported, citing the government security spokesman. The wanted man was identified as Kha

Netanyahu to set "clear red line" for Iran in U.N. speech

Image
 Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu will "set a clear red line" for Iran's disputed nuclear programme when he addresses the United Nations on Thursday, a senior Israeli official said. "The prime minister will clarify the way in which Iran won't have nuclear arms," the official said, adding that the plan would help Israel cooperate on the matter with the United States, with which it has had public differences. (Reporting by Jeffrey Heller; Writing by Dan Williams) NEW YORK (Reuters)

Kuwaiti emir to make next move in political standoff - speaker

Image
Kuwait's parliament will not try to convene but will turn to the emir for the next move in a political standoff between legislators and the government, the assembly speaker said, which could lead to parliament's dissolution and fresh elections. The oil producer and OPEC member has been grappling with long-running political tensions between an elected parliament and the government, led by a prime minister chosen by the ruler and by a cabinet with ruling family members holding the major portfolios. Kuwait has been unable to hold a parliamentary session for several months after its top court effectively dissolved the opposition-dominated parliament, which was elected in February, basing its decision on a technicality. The previous, more government-tilted assembly that the court reinstated has been unable to convene due to a boycott by MPs. "The issue is in the hands of the emir," speaker Jassim Kharafi told a news conference on Thursday, adding he would not seek t

Mugabe says Gaddafi's death as tragic as US envoy's

Image
Zimbabwean President Robert Mugabe said on Wednesday the death of Libyan leader Muammar Gaddafi was as tragic as that of U.S. Ambassador to Libya Christopher Stevens, as he delivered a scathing critique of U.S., U.N. and NATO actions. Speaking firmly, if occasionally stumbling over words, the 88-year-old president accused the United States of "rushing to suck oil from Iraq" when it invaded the country in 2003 on the erroneous grounds that it possessed weapons of mass destruction. He said the U.N. Security Council had allowed itself to be "abused" last year by authorizing "all necessary measures" - diplomatic code for military intervention - to protect civilians in Libya in a NATO operation that eventually toppled Gaddafi's government and led to his death at the hands of rebels. Speaking with deliberate irony, Mugabe opened an address to the U.N. General Assembly by praising as "most glowing and most moving" a speech by U.S. President Ba

Dowlada Cusub ee Soomaaliya, ayaa Madaxweynaha Masar oo ugu Baaqay Caalamka in ay Taageeraan.

Image
Madaxweynaha dalka Masar Dr. Maxamed Mursi oo hadal ka jeediyay shirka guud ee Qaramada Midoobay ee New York ayaa ku boorriyey beesha caalamka inay taageerto dowladda cusub ee Soomaaliya, si ay u noqoto mid cagaheeda isu taagta. Madaxweyne Maxamed Mursi ayaa bogaadiyay isbeddelka siyaasadeed ee ka dhacay Soomaaliya, kaasoo uu ku tilmaamay ifafaalo wanaagsan oo ka soo muuqatay Soomaaliya. Dr. Mursi ayaa sheegay in dowladdiisa ay horey u ballan-qaadday inay garab istaageyso dowladda Soomaaliya. Magaalada New York waxaa lagu qabtay shirar gaar ah oo looga hadlay isbeddelka siyaasadeed ee Soomaaliya iyo sida beesha caalamka ay taageero ugu fidin karto dowladda cusub ee Soomaaliya. Posted Afgooy (Ishabaydhaba)

Magaalada Kismaayo iyo Wararkii ugu Dambeeyay.

Image
Dadka ku dhaqan magaalada Kismaayo oo siweyn uga argagaxay duqeymaha joogtada ka noqday degmada, iyo hanjabaadaha wali ka soo baxay saraakiisha dalka Kenya, ayaa xalay ilaa saakay dhagta kor hayay, iyaga oo ka cabsi qabay duqeymo lagu soo garaaco xaafaddaha ay ku nool yihiin, laakiin ilaa iyo waqtigan lama soo sheegin wax duqeyn ah oo ku dhacday magaalada. Qof ku sugan magaalada Kismaayo ayaa warbaahinta u sheegay in walow ay saakay degan tahay magaalada, haddana in ay wali jirto xaalad kacsanaan ah, iyadoo dadku yihiin kuwo aan cago badan ku taagneyn laakiin aan ka bixin karin magaalada kadib markii ay awaamiir culus dul dhigeen horjoogayaasha Al-shabaab. Wararku waxaa ay sheegaan in horjoogayaasha Al-shabaab iyo dagaallyahanadooda intaba isaga baxeen gudaha magaalada, iyaga oo fariisimo ka dhigtay daafaha magaalada, waxaana ay ka cabsi qabaan in wax yeelo ka soo gaarto duqeymaha ku dhacaya magaalada, halka dadka shacabka ahna ay ku wargaliyeen in aysan ka bixin karin gudaha magaal

Hadalkii ka soo Yeeray Xisbul Islaam, oo ka Hadlay danjire Augustine Mahiga Sheegayna in loo Baahan Yahay Dib u Heshiisiin.

Image
Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uga wakiilka ah arrimaha Soomaaliya, danjire Augustine Mahiga ayaa sheegay in xilligii hore iyo hadda ay rajadiisa ku aaddan Soomaaliya aad u kala duwan tahay, wuxuuna xusay in xilligii hore uu ka rajo wanaagsan yahay xilligan. Danjire Mahiga wuxuu xusay in doorashadii uu Baarlamaanku doortay Madaxweyne cusub ay astaan u tahay in dalka uu ka baxayo dhibaatooyinkii muddada dheer soo jiray, isagoo xusay inuu rajeynayo in toddobaadkan lasoo magacaabo Ra’isul wasaare cusub oo soo dhisa xukuumad. Sidoo kale Mahiga ayaa go’aankii ka soo baxay Xisbul Islaam ee ahaa inay ka baxeen Al-shabaab uu astaan u yahay in Soomaaliya ay ka gudbeyso xaaladihii khatarta ahaa, isagoo sheegay in tani ay tahay fursad aan horay u dhicin oo looga baahanyahay siyaasiyiinta Soomaalida inay dalka ku nabdeeyaan. “Waxay ila tahay tani inay billow u tahay in xukuumadda cusub ay wajaheyso inay sameyso nidaam siyaasadeed oo wax ku ool ah iyo dib u heshiisiin ay ka qeybgala

Mugadiso; Daawo Sawirada Wiilal Dhalinyaro laqabtay iyagoo caasayo Miinooyin

Image
Mugadiso; Daawo Sawirada Wiilal Dhalinyaro laqabtay iyagoo caasayo Miinooyin Posted Afgooy

Muqdisho oo lagu Qabtay Dhalinyaro doonaayey inay miino dhulka ku duugaan

Image
 Ciidamada nabad-sugidda qaranka ee Soomaaliya ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay 3 nin oo dhallinyaro ah, kuwaas oo qorsheynayay in ay miinooyin ku aasaan waddooyin ku yaalla magaalada Muqdisho. Taliyaha ciidamada nabad-sugidda qaranka ee gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg ayaa sheegay in dhallinyarada xalay laga soo qabtay xaafadda Coca-Cola ee degmada Yaaqshiid, iyagoo wata miinooyin iyo bambooyinka gacanta laga tuuro. Taliyaha oo warbaahinta tusay dhallinyaradaan iyo hubkii ay wateen ayaa sheegay in ay yihiin wiilal da’yar oo lasoo qalday, kuwaas oo doonayay in ay waxyeelleeyaan dad rayid ah. Khaliif Axmed Erag wuxuu tilmaamay in ciidamada nabad-sugidda ay sii wadi doonaan howlaha ammaanka Muqdisho lagu adkeynayo, isagoo u soo jeediyay dhallinyarada la qalday in ay ka waantoobaan falalka noocaan oo kale ah. Dhallinyarada ayaa warbaahinta horteeda ka qirtay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab, ayna doonaayeen in sameeyaan ay falal amni-darro ah. Posted Afgooy (Ishabaydhaba)

Muqdisho Tababar uga Furmay Ciidamo Boolis ah

Image
ciidanka booliska Soomaaliya ayaa maanta wuxuu tababar uga furmay dugsiga tababarka ciidamada booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho. Xaflad lagu furayay tababarka oo ka dhacday dugsiga Jeneraal Kaahiye ayaa waxaa ka qeyb galay taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed, taliyaha ciidanka booliska AMISOM, taliyaha dugsiga tababarka Jeneraal Kaahiye iyo madax ka socotay hay’adda UNDP. Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Shariif Shiikhunaa Maye ayaa sheegay in tababarka uu socon doono muddo labo bilood ah. Taliyaha ayaa sheegay in uu tababarku qeyb ka yahay horumarinta tayada ciidanka booliska Soomaaliyeed. Taliyaha ciidanka booliska AMISOM ee Muqdisho ka howlgala General Charles Makono ayaa sheegay in ay AMISOM gacan ka geysaneyso sidii tababar loo siin lahaa booliska Soomaaliya, si ay ugu filnaadaan sugidda amniga Muqdisho. Posted Afgooy (By;ishabaydhaba)

Soomaaliya oo rajo wanaagsan ka muujiyay, Danjire Augustine Mahiga.

Image
Danjire Augustine Mahiga ayaa sheegay in xiligii hore iyo hadda ay rajadiisa ku aaddan Soomaaliya aad u kala duwan tahay, wuxuuna xusay in xilligii hore uu ka rajo wanaagsan yahay xilligan. Danjire Mahiga, wuxuu xusay in doorashadii uu baarlamaanku doortay  madaxweyne cusub ay astaan u tahay in dalka uu ka baxayo dhibaatooyinkii muddada dheer soo jiray, isagoo xusay inuu rajeynayo in toddobaadkan lasoo magacaabo ra'iisul wasaare cusub oo soo dhisa xukuumad. Sidoo kale, Mahiga ayaa go'aankii kasoo baxay Xisbul Islaam ee ahaa inay ka baxeen Al-shabaab uu astaan u yahay in Soomaaliya ay ka gudbayso xaaladihii khatarta ahaa, isagoo sheegay in tani ay tahay fursad aan horay u dhicin oo looga baahan yahay siyaasiyiinta Soomaalida inay dalka ku nabdeeyaan. "Waxay ila tahay tani inay billow u tahay in xukuumadda cusub ay wajahayso inay sameyso nidaam siyaasadeed oo wax ku ool ah iyo dib u heshiisiin ay ka qaybgalaan xubnihii ka tirsanaan jiray Al-shabaab, waana furasddii u

Kenyan fighter jets bomb Somali city

Image
Aircraft target airport in southern city of Kismayo, where Kenya says al-Shabab is operating its last major base. Kenyan fighter jets have bombarded an airport in southern Somalia, where they are fighting al-Qaeda linked al-Shabab fighters, officials have said. The strikes took place in the port city of Kismayo on Tuesday. "Our forces have reached Kismayo with jets and they have destroyed the armoury and a warehouse used by al-Shabab at the airport," Cyrus Oguna, a Kenyan army spokesperson, said. He could not provide figures on the number of casualties incurred. Ali Mohamud Rage, an al-Shabab spokesperson, played down the impact of the bombing raid and said that it had not resulted in any deaths. "No one was killed and there was no property damage," he told the AFP news agency. "The Kenyan airforce was maybe trying to boost the morale of its demoralised soldiers." 'Heavy explosions' Residents reported at least three heavy blasts near t

Victory for Kenya's teachers (Video)

Image
Teachers in public schools in Kenya have had a major victory, after three weeks of icy relations with the government. It took three weeks of coercion and intimidation. The government threatened to fire them, hire trainees and recall retirees, but now the teachers finally have their pay deal. It's not what they had asked for and not nearly enough to cushion against hard economic times and inflation, but to them, it's a start, a sign that they have been heard. Al Jazeera's Catherine Wambua-Soi reports Nairobi.

S.Africa ANC rebel Malema charged with money-laundering

Image
South African ANC renegade Julius Malema was charged with money laundering on Wednesday in a high profile corruption case his supporters say is part of a political plot to silence President Jacob Zuma's most vocal critic. The trial of Malema, who has backed wildcat miners' strikes and has been pushing for nationalisation of the mines, is one of the biggest since apartheid ended and Nelson Mandela's African National Congress (ANC) took power in 1994. Prosecutors at the provincial magistrates' court in Polokwane, 350 km (220 miles) north of Johannesburg, said Malema had "improperly received" 4.2 million rand in a conspiracy involving government tenders. Malema scoffed at the charges after being released on bail of 10,000 rand. "I'm unshaken... I'll continue with the struggle for economic freedom," he told supporters, adding he would visit a platinum mine run by Impala on Thursday to press for a wage strike there. Scores of police

Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, oo Marakiib dagaal duqeeyay.

Image
  Maraakiib nooca dagaalka oo la aaminsan yahay inay leedahay dowladda Kenya ayaa saaka dhowr gantaal ku tuuray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, walow aan illaa imika la sheegin cid wax ku noqotay duqeyntaas. Gantaallada ay soo tuureen Maraakiibta ayaa intoodii badnayd ku dhacay dhul bannaan, waxaana wararku ay sheegeen in mid kamid ah gantaalladaasi uu ku dhacay Dekadda Kismaayo iyadoona la sheegay in burbur uu gaarsiiyay mid kamid ah dhismayaasha ku yaal marsadda magaalada Kismaayo. Posted afgooy (by;HOL)

Afhayeenka millateriga Kenya, Col Cyrus Oguna ayaa sheegay in ay Al-Shabaab ka Burburiyeen Saldhigyo ku Keedsanaa Hub

Image
Col Cyrus Oguna  ayaa sheegay in weerar cirka ah oo ay shalay ku qaadeen magaalada Kismaayo ay ku burburiyeen bakhaaro  ay hub u yaalleen Al-Shabaab. Oguna oo xusay in weerarka uu ahaa mid bar-tilmaameedkiisa lala helay ayaa sheegay in khasaaraha ka dhashay duqeynta aan la xaqiijin karin. Afhayeenka faah-faahin dheeraad ah kama bixinnin weerarka dhinaca cirka ah ee ay shalay ku qaadeen magaalada Kismaayo oo ah magaalada kaliya ee muhiimka ah ee ku dambeysa gacanta Al-Shabaab Wararka ayaa sheegaya in duqeynta ay ciidamada cirka Kenya u geysteen garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ay ku geeriyoodeen maleeshiyaad aan tiradooda saxda ah la ogaanin oo Al-Shabaab ka tirsan. Posted Afgooy (by; ishabaydhaba)

Gobolada Koonfur galbeed, oo soo galay Ciidamo ku Hubeysan Dabaabaadyo kuna sii socoda magaalada Kismaayo

Image
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in ciidamo cusub oo wata gaadiidka gaashaaman iyo taangiyo ay shalay ka soo talaabeen xadka kala qeybiya Soomaaliya iyo Kenya, kuwaas oo ku sii jeeday jiidaha hore ee dagaalka ee ay isku horfadhiyaan ciidamada Kenya, kuwa dowladda Soomaaliya iyo kuwa Raaskambooni oo isku dhinac ah iyo kuwa Xarakada Al-shabaab oo dhinac ah. Sida warku sheegayo ciidamadan ka soo talaabay xadka oo ah ciidan Kenyaati ah ayaa la sheegay inay soo dhaafeen shalay gabaldhicii degmada Afmadow ee gobolka J/hoose, kuwaas oo la sheegay inay gaareen deegaanka Janaay Cabdalla oo ah deegaan ay isku horfadhiyaan dhinacyada uu dagaalku u dhaxeeyo. Ciidamadan oo aan si rasmi ah loo ogeyn tirada rasmiga ah ee ay ka koobanyihiin ayaan sidoo kale la ogeyn inay bedelayaan ciidamada Kenya ee horay ugu sugnaa gudaha dalka Soomaaliya iyo inay yihiin kuwo cusub oo lagu soo biiriyey ciidamada Kenya ka dib markii ay dhaqaaqi waayeen ciid

Sheikh-Hamed-Bin-Khalifa Qadar, wuxuu Golaha Amaanka ee QM ugu Baaqday in la Taageero Isbedelka ka Dhashay Soomaaliya.

Image
Amiirka Qadar Sheekh Xamad Bin Khaliifa Al-Taani oo sheegay in loo baahan yahay in la taageero isbadalka ka dhashay Soomaaliya. Wuxuu yiri “Soomaaliya waxay yeelatay dowlad cusub, waa in aan taageernaa isbadalka ka muuqda, waxa aan taageersanahay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud” “Waan soo dhaweyneynaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, waxa aan ka rajeyneynaa in uu la yimaado wax qabad lagu farxo” ayuu yiri Amiir Xamad. Qadar waxa ay ka mid tahay dalalka taageerada siiya dalka Soomaaliya, waxana ay door ka qaadatay xilligii abaaraha ay ka jireen Soomaaliya sannadkii hore. Xubnaha Golaha ammaanka ee ku shirka New Yor ayaa shir kale oo looga hadlaayo arrimaha Soomaaliya ku agqabanaya halka uu ka socdo shirka. Wafdi uu hoggaaminaayo ra’iisal wasaaraha uu waqtigiisa uu dhammaaday ayaa maalinta khamiista ee berri khudbad ka jeedin doona golaha loo dhan yahay. Madaxda kale ee joogta shirka ayaa la filayaa in ay iyana ka hadlaan xaaladda Soomaaliya . Pos

Clinton presses Rwanda, DRC leaders on border crisis

Image
  U.S. Secretary of State Hillary Clinton pressed the presidents of Rwanda and the Democratic Republic of Congo to resolve a conflict over rebels in eastern Congo whose military advances have stoked tensions in one of Africa's most volatile regions. Clinton sat down with Rwandan President Paul Kagame and Congolese President Joseph Kabila in New York on Monday, delivering a firm message to both that steps must be taken to resolve the crisis, a senior U.S. official said on Tuesday. Clinton's unadvertised meeting, her first joint session with the two feuding African leaders, was aimed at underscoring U.S. concern over the M23 rebel group, which the Democratic Republic of Congo (DRC), the United States and U.N. experts have all said are receiving support from neighboring Rwanda. "The secretary sent a signal of our concern over what is happening in the region, and the need for both of these leaders to find a way to defuse tensions," said the U.S. official, speaki

Clinton reassures Egypt's Mursi on US assistance

Image
Secretary of State Hillary Clinton reassured Egypt's new Islamist president on Monday that the United States would forge ahead with plans to expand economic assistance despite anti-American protests that cast new shadows over U.S. engagement with the region. Clinton met Egyptian President Mohamed Mursi in New York, where both are attending this week's U.N. General Assembly meeting, and reinforced the Obama administration's continued commitment to provide both military and economic aid for Cairo, a senior State Department official said. "What he heard from the secretary is that she is committed to following through on what she has said we will do," the official said following the 45-minute meeting. U.S. officials said earlier this month they were close to a deal with Egypt's new government for $1 billion in debt relief to help Cairo shore up its ailing economy in the aftermath of its pro-democracy uprising, which ousted autocratic President Hosni Muba