Posts

Showing posts from January, 2013

Canada; 'Idle No More' and colonial Canada

Image
Activists call to reenvision Canada's relations with its indigenous people. Canada's colonial reality is now in the spotlight, as Idle No More protests voice the struggles of indigenous people against sustained political and economic oppression. Thousands are joining historic actions to call for fundamental changes in Canada's relations to aboriginal people. Central to Idle No More are longstanding indigenous demands for justice around land rights, economic resources and self-determination that rest at the heart of both Canada's history and future. Winter hunger strike Idle No More protests first took place across Canada to mark International Human Rights Day on December 10, 2012. Early the next morning Chief Theresa Spence, from Attawapiskat First Nation in northern Ontario, began a hunger strike in a tepee on Victoria Island, just minutes away from Canada's Parliament in Ottawa.   After surviving on only broth and medicinal tea for over six we

Deadly floodwaters rise in eastern Australia (Video)

Image
At least four people have been killed by deadly floodwaters, and thousands of homes and businesses flooded by torrential rain, along Australia's east coast since the weekend. Floodwaters swept down the coast on Tuesday, with Queensland's state capital Brisbane bracing for its river to peak as other towns waited anxiously to see just how high the water would rise.

Maamulka loo maga'aabey Shabeelaha Hoose waa sida tan

Image
Akhristayaal ugu horeyn aan idin xasuusiyo Gobalka SH/Hoose, waa gobal dhaca Koonfurta Soomaaliya, wuxuu leeyahay 8 Degmo oo 7 kamid ay degaan Digil iyo Mirifle, Degmada kalena waa Marko oo ay degto beesha Biimaal, waxayna kala yihiin:- . Afgooye . Wanleweyn . Marko . Awdheegle . Qoryooley . Baraawe . Kurtunwaarey . Sablaale Gobalkaan wuxuu deris layahay ilaa iyo 5 Gobal oo kala ah:- Banaadir, Sh/Dhexe, Hiiraan, Baay iyo Jubada Dhexe. Beryahaan dambe waxaa soo ifbaxay Tuulooyin sheegtay ama lagu sheegay Degmooyin iyagoon u qalmin Degmo islamarkaana aan soo marin habka sharciga waafaqsan ee Degmo lagu noqon karro, waxaana kamid ah:- Lafoole, No:50, Tooratoorow, Leego, Goobaanle, Baladul Amiin iyo Janaale. Fadlan akhri warqada sumadeedu tahay Ref: XRW/LT/00.435/08/12 kana soo baxdey Xafiiska Ra’iisal Wasaarihii hore C/weli Maxamed Cali (Gaas). Mudane sidaad kawar heyso Dalku wuxuu galay nidaam Federaal ah  laakiin weli wuu kuu ilmeynayaa Gobalkaad kudhalatey

Mali secures recaptured towns, donors pledge funds

Image
French-backed Malian troops searched house-to-house in Gao and Timbuktu on Tuesday, uncovering arms and explosives abandoned by Islamist fighters, and France said it aimed to hand over longer-term security operations in Mali to an African force. An 18-day offensive in France's former West African colony has pushed the militants out of major towns and into desert and mountain hideouts to head off the risk of Mali being used as a springboard for jihadist attacks in the wider region or Europe. French and Malian troops retook the two Saharan trading towns of Timbuktu and Gao at the weekend virtually unopposed. Doubts remain about just how quickly the African intervention force, known as AFISMA and now expected to exceed 8,000 troops, could be fully deployed in Mali to hunt down and eradicate retreating al Qaeda-allied insurgents in the north. International donors meeting in Addis Ababa pledged just over $455 million for the Mali crisis. But it was not clear whether all of t

Mursi due in Germany on visit shortened by Egypt crisis

Image
President Mohamed Mursi is to leave Egypt's political crisis behind on Wednesday with a short trip to Germany to seek urgently needed foreign investment and convince Europe of his democratic credentials. But with the Egyptian army chief warning on Tuesday that the state was on the brink of collapse after days of lethal street violence, Mursi cancelled plans to go on to Paris from Berlin and will instead hurry back to Cairo later in the day. Fifty-two people have been killed in unrest surrounding the two-year anniversary of Egypt's popular revolution, whose values Mursi's critics say he has betrayed. His supporters say protesters want to overthrow Egypt's first democratically elected leader, who hails from the Muslim Brotherhood that was banned under former President Hosni Mubarak but has come to dominate Egypt since his downfall in 2011. Mursi on Monday declared a month-long state of emergency in three violence-ridden cities on the Suez Canal - Port Said, Is

Cairo this (Video) حصري - الضباط يطردون وزير الداخلية من عزاء زميلهم

Image

Ibraahim Daa’uud Gode-gode oo Maxkamad lagu Saarayo Dalka Turkiga

Image
Maxkamad ku taala dalka Turkiga ayaa dhawaan la soo horistaajin doonaa nin caadeystay inuu si bareer ah u af lagaadeeyo madaxda ugu sareysa dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ninkaasina uu hadda ku suganyahay magaalada Istanbul ee isla dalka Turkiga. Ninkan oo warar dacaayad ah ku qori jiray websiteyada qaar kuwaas oo uu ku aflagaadeynayo madaxda ugu sareysa dalka, diblumaasiyiinta, shaqaalaha dowladeed ee ka howlgala gudaha dalka iyo safaaradaha Soomaaliya ay dibadda ku leedahay, waxa uu dhowr jeer warbixino been abuur aan la dhayalsan karin ka qoray madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya sida Madaxweynaha, Ra’isul wasaaraha, madaxda maamul goboleedayada, wasiirada arrimaha dibadda, Safiiradda, diplumaasiyiinta iyo siyaasiyiinta ugu magaca dheer dalka Soomaaliya. Ninka ay dacweynayso dowladda Soomaaliya oo lagu magacaabo Gode-gode oo magaciisa caadiga uu yahay Ibraahim Daa’uud baasaboorka uu watana uu yahay mid Norwijyan ah ayaa hadda ka hor lugu xiray dalka Turkiga gaar

Mogadisho;Ukumaha Guumeyska oo qiimahaeeda lasheegey 4 kun ilaa iyo 5 kun oo doolarka Maraykanka

Image
Shacab weynaha ku nool caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho iyo kuwa kale oo iyaga ku nool qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya ayaa ku dhow in ay lacag ku washaan kadib markii hal meel laga wada tusay lacag ay ku taajiri karaan hadii ay keenaan dalab xoogan oo loo wada dirsaday. Hey’ad ka socota dalka Iran oo Muqdisho ku sugan ayaa shaacisay in ay dooneyso ukumaha Guumeyska kaasi oo halkii xabo lacagtiisa lagu sheegay 4 kun ilaa iyo 5 kun oo doolarka Maraykanka waxaana dadkii kuwada dhacay anfariir lacageed. Ukuntaan Guumeyska ayaa la sheegay in ay dooneyso dowlada Iran isla markaana ay wax weyn ka tareyso sameynta Nukliyeerka waxaana baaritaan la sameeyay lagu ogaaday in ukunta Guumeyska uu yahay kan ugu muhiimsan ee Nukliyeerka lagu sameyn kara. Dadka reer Muqdisho ayaa loo sheegay sida ay ku ogaan karaan ukunta Guumeyska maadaama xayawaanada midkasta uu dhalo ukun, waxaa lagu ogaadaa hadii ukunta Guumeyska aad dul saarto sakiinta garka iyo madaxa lagu xiirto waa a

Cairo; Maxkamada sare ee dalka Masar ayaa 21 qof ku xukuntay dil

Image
Maxkamada sare ee dalka Masar ayaa taageerayaal gaaraya 21 qof ku xukuntay in la toogto kadib markii lagu helay in ay ku lug lahaayeen mashaqadii ka dhacday magaalada Boor Saciid ee wadanka Masar iyadoo qaar kalena ay xukun sugayaal yihiin oo ay sheegtay maxkamadu in xukun lagu rididoono bisha March ee soo socota. Dhibaatadaan ayaa dhacday kadib markii taageerayaasha kooxda ka dhisan magaaladaas ay soo weerareen taageerayaasha kooxda Al-Ahli kadib kulan ka tirsananaa horyaalka wadanka Masar uu dhexmaray labadaas kooxood. Taageerayaasha kooxdaan Almasri ayaa weerar kusoo qaaday taageerayaasha Al Ahli ayagoo halkaas ku dilay dad gaaraya 72 ruux oo naftooda meeshaas ku waayey, ayadoona boqolaal kalena ay dhaawacya kala duwan kasoo gaaray dhacdadaas murugada leh oo ka dhacday magaalada Boor Saciid. Arrintaan shaqaaqada ahayd ayaa keentay in la joojiyo horyaalka wadanka Masar intii ka danbeesey dhacdaas, balse wada xaajood badan kadib ayaa bishii lasoo dhaafay dib loo furay kadib

Malian forces capture Timbuktu airport (Video)

Image
French and Malian soldiers have captured Timbuktu airport as they continue to re-take territory from al-Qaeda-linked rebels in Northern Mali. On Saturday, they claimed the city of Gao.   Al Jazeera's Jacky Rowland is with the troops and sent this update from the airport.

At least 245 killed in Brazil nightclub fire (Video)

Image
At least 245 people have been killed and 200 others injured in a nightclub fire caused by a pyrotechnics show in the southern Brazilian city of Santa Maria. It happened at the Kiss nigtclub in the southern town. Al Jazeera's Gabriel Elizondo reports from Fortaleza in Brazil.

France protesters march for gay marriage (Video)

Image
From all walks of life and all parts of France protesters marched in Paris to demand the introuction of gay marriage. The demonstration is in response to a huge march two weeks ago by opponents of the new law. There's a sense from the protesters that they want to remind the government of Francois Hollande of its committment to deliver gay marriage. Al Jazeera's Simon McGregor-Wood reports from Paris.

Egypt's Morsi declares 'state of emergency' (Video)

Image
Egyptian President Mohamed Morsi has declared a 30-day state of emergency and a night-time curfew in three cities along the Suez Canal that have seen deadly clashes in recent days. In a televised address late on Sunday, Morsi said the emergency measures in Port Said, Ismailia and Suez would take effect on Monday from 9pm local time (1900 GMT) to 6am (0400 GMT), warning to take more action to stem the latest eruption of violence across much of the country. Meanwhile, in Port Said, at least seven people were killed and 630 others injured on Sunday during the funerals of people killed at the weekend in clashes triggered by death sentences on supporters of a local football team. Al Jazeera's Rawya Rageh reports from Port Said.

Egypt economy heading in 'right direction' (Video)

Image
As thousands take to the streets to protest against the new government, Al Jazeera's Stephen Cole spoke to Prime Minister Hesham Qandil at the World Economic forum in Davos. Qandil said that Egypt is united behind the the parliament, President Mohamed Morsi and the new consitution. "The people have said what they wanted to say and we have to listen to them," said Qandil. The prime minister also said that Egypt's "home-grown" economic reform porgramme will put the country's economy on the path to recovery.

Clashes mark Egypt revolution anniversary (Video)

Image
Across Egypt, thousands of people have come out to mark two years since the beginning of mass protests that forced Hosni Mubarak from power. The demonstrations were largely peaceful, but there has been some violence. Many say the new government has failed to follow through on its promises. Al Jazeera's Mike Hanna reports from Cairo.

Al-Shabaab oo laga Xiray Twitter-ka

Image
Ciwaanka ay kooxda Al-Shabaab ku lahayd bogga Twitter ayaa maanta la xiray, kaddib markii ay ku soo gudbiyeen hanjabaad la xariirta dilka muwaadiniin Kenyan ah oo u afduuban. Ilo wareed muhiim ah oo ka tirsan Maktabka Iclaamka ee XSHM ayaa xaqiijiyay in la xannibay account-koodii Twitter-ka, waxaana ay sheegeen in muddooyinkii u danbeeyay ay jireen cadaadisyo lagu saarayay shirkadda Twitter iney xirto boggaasi. Barta Twitter-ka oo ka mid ah hababka cusub ee Warbaahinta casrigan ee loo yaqaano Microblogging ayaa isu keeneysay dhinacyada siyaasadaha kala duwan ee Caalamiga, waxaana Al-shababka Soomaaliya ay u adeegsan jireen bartaasi baahinta bayaanaadka iyo wararka inta badan ku wajahan dawladaha reer galbeedka ee qeybta weyn ku leh xaaladaha isdiidan ee dalka Soomaaliya. Bogga Twitter-ka ee @HSMPress ayaa si rasmi ah loo diiwaan geliyay bishii December ee sanaddii 2011 iyadoona wixii markaasi ka danbeeyay ay ku xirmeen kumanaan dad ah oo ay ku jiraan shirkadaha warbaahinada C

Malik Obama oo Tartan Ugu Jira in uu Noqdo Barasaabka Gobol ka Tirsan Kenya

Image
Nin ay xaga aabo walaalo ka yihiin Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama oo deggan waddanka Kenya, ayaa tartan ugu jira inuu ka noqdo barasaab mid ka mid ah gobollada dalka Kenya oo uu u dhashay. Ninkaan oo lagu magacaabo Malik Obama, da’diisuna tahay 54 jir, ayaa isu diyaarinaya inuu barasaab ka noqdo gobol ka mid ah dalka Kenya, isagoo sheegay in tartanka uu ku doonayo xilka barasaabnimo uu ka caawin doono walaalkiisa Madaxweynaha ka ah waddanka ugu quwadda weyn adduunka ee Maraykanka. Malik Obama oo ah dhaqaaleyahan ayaa sheegay in guusha uu gaaray walaalkiisa adduunka laga wada yaqaan ee noqday Madaxweynihii ugu horreeyey madow ah ee fariista Aqalka Cad ee Maraykanka looga taliyo ay ku dhiirrigelisay inuu isaguna dalkiisa hooyo ee Kenya madax ka noqdo. ‘’Markii aan eegay guusha uu gaadhay walaalkayga Maraykanka xukuma, waxaan dareemay inay sharaf-darro igu tahay anigoo dadkaygii dhex jooga inaan tallaabo qaadi kari waayo, waana sharaf-darro runtii taasi, waxaanan rajaynaya

Fowsiyo Yuusuf iyo wareysigeedii

Image
posted Afgooy

Waxaa Magaalada Qaahira laga Furay Huteel Cusub

Image
Waxaa Magaalada Qaahira laga Furay Huteel Cusub oo Habdhaqankiisu noqonayo, mid raga iyo dumarka mid walba meel gaar ah, albaab u gaar ah iyo qayb u gaar ah ay kasoo galayaan oo aanay is arkayn isna ogaanayn, waxa kale oo huteelkaan ka mamnuuc ah, in lagu dhex cabo sigaarka, Shiishada, in lala iman karo wax Alcohol- ah iyo in wax heeso ah lagu dhagaysan karo gabi ahaanba. Huteelkan oo lagu magacaabo D. Cappucciano waa mid si layaab leh loogu sameeyay midabo qur-quruxoon oo soo jiidasho leh, waxa kale oo ku yaala muuqaalada waxyaabaha lagu iibinayo sida cabitaanada iyo cuntooyinka, laakiin waxa albaabkeeda taagan qof ilaalo ah oo dhalinyaro ah kaas oo macaamiisha la socodsiinaya hab dhaqanka iyo macaamilka maqaaxidan. Tusaale ahaan waxa uu deg deg nidaamka u degsan maqaaxidan u sheegayaa haddii ay u baahdaan wiil iyo gabar wada socdaa ama qof lab iyo mid dhedig oo wada socda haddii ay u baahdaan in ay maqaaxidan wax ka cunaan, halkaas oo uu albaabka ugu sheegayo awaamiirta laga

Egypt Cairo D'Coppuccino (Photos)

Image