Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi oo Goordhow ka Dhacay Qarax Xoogan

Qaraxan ayaa ka dhacay Kaniisada oo sida ay wararka sheegayaan kutaal xaafada Islii gaar ahaan Juja B.
Goob joogayaal ayaa inoo sheegay in qaraxa uu ka dhashay waxan la ogayn iyadoona ay jiraan qasaaro ka dhashay halkaas.
Jug weyn ayaan maqalnay kadib waxaan aragnay holac iyo kala carar”ayuu sheegay goob joogaha aan lahadalnay.
Ciidamada Kenya ayaa isku godaamay halka qaraxa uu ka dhacay, iyadoona la arkayo dad kala duwan oo laga soo saarayo Kaniisada la qarxiyay.
Sidoo kale dad ayaa ku jira mid kamid ah Guryaha gubanaya, waxaana soconaya bad baadinta dadkaas.
Posted Afgooy
(Ishabaydhaba)

Comments

Popular posts from this blog

Attack hits northern Nigeria church (Video)

Beledweyne oo ku Fatahay Wabi Shabeele