Kismaayo oo qarax kadhacay
Gobalka Jubadda Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan.
Sida ay sheegayaan dadka deegaanka qaraxa ayaa wuxuu ahaa mid lagu aasay goob ay ka agdhawaayeen ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Magaalada Kismaayo.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay meel ku dhaw xarunta Degmada ee Gobalkaasi halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamada Dowladda Soomaaliya.
Inta la xaqiijiyay labo kamid ah ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa qaraxaasi ku geeriyooday halka sidoo kale labo kale ay ku dhaawacmeen.
Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa miino dhawaqeeda uu ahaa mid culus islamarkaana laga maqlay guud ahaan xaafada calanleey oo ah halka qaraxa uu ka dhacay.
Ilaa hada saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya kama aysan hadlin qaraxaasi la sheegay in ciidamada Dowladda Soomaaliya uu khasaaro kala duwan kasoo gaaray.
Tan iyo Markii ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Kenya ay la wareegeen gacan ku haynta Magaalada Kismaayo ayaa waxaa halkaasi ka dhacaye qaraxyo ciidanka lala Beegsanayo.
Posted Afgooy
(BY Ishabaydhabo)

Comments
Post a Comment