Digil & Mirifle; Barnaamishka Dadow Doodnooy,



Barnaamishkeenii Dadow Doodnooy oo aad nooga barateen in aan idin soo gudbino todobaadkiiba mar ayaa todobaadkaan waxaa inoogu marti ah Inj. Saalax Sheekh Cismaan oo ka mid ah gudiga dhawaan loo magacaabay inay kasoo shaqeeyaan Dowlad Goboleedka Koonfurta Soomaaliya.
Waxaa kaloo inoogu marti ah Gudoomiyaha Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee Dalka Boqortooyada Sacuudiga Cumar Mursal Yaxye (Cumar Boongo) iyo Gudoomiye ku xigeenka Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee Dalka Ingiriiska Inj. Maxamed Nuur Sheekh.
Barnaamishka ayaan waxaan diirada ku saari doonaa xiriirka ka dhexeeya Jaaliyadaha Koonfurta Soomaaliya (DM) ee ku nool dalka dibadiisa iyo Mas’uuliyiintooda ku nool dalka Gudihiisa iyo dib u dhis intee la eg ayey ka geysan karaan dalka gudihiisa.

Posted Afgooy
(BY Ishabaydhaba)
Fiirsasha Feyle.


Comments

Popular posts from this blog

Attack hits northern Nigeria church (Video)

Beledweyne oo ku Fatahay Wabi Shabeele