Somalia Mogadisho; Wasiiro Kuxigeen

1. Faarax Sheekh C/qaadir Wasiiru dowlaha Madaxtooyada, Beesha Shanaad/Reer Aw-Xasan.
2. Dr. Maxamed Nuur Gacal Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda, Hawiye/Murasade
3. Mahdi Maxamuud Cali Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha, Daarood/Dhulbahante
4. Maxamed Rashiid Sheekh Daahir Wasiiru dowlaha Maaliyadda, Digil iyo Mirifle/ Yantaar
5. Maxamuud Ismaaciil Barqadle Wasiiru dowlaha horumarinta iyo adeega bulshada, Dir/Gadabiirsi
Magacyada Wasiiro ku xigeenada iyo beelahooda
Beesha Shannaad
1. Xasan Ibraahim Maxamed Xasan jabaan Wasiir ku xigen arrimaha gudaha, Beesha Shanaad/Ajuuraan.
2. Bashiir Maxamed Jaamac Wasiir ku xigeenka horumarinta, Beesha Shannaad/Madhibaan.
3. Fahmo Axmed Nuur Wasiir ku xigen cadaaladda, Beesha Shannaad/Reer Xamar.
4. Axmed Maxamed Maxamuud Wasiir ku xigeenka gaashaandhigga, Beesha Shannaad/Carab Saalax.
Daarood
1. Eng. Maxamed Aadan Axmed Wasiir ku xigeenka arrimaha Dibada, Daarood/Awrtable.
2. C/qaadir Sheekh Ismaacil Wasiir ku xigeenka Ganacsiga, Daarood/Leelkase.
3. C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta, Daarood/Mariixaan.
4. Saciido Xasan Cusmaan Wasiir ku xigeenka Kheyraadka, Daarood/Warsengeli.
DigilMirifle
1. Jamaal Axmed Barrow Wasiir ku xigeenka arrimaha dibada, Digil iyo Mirifle/Jiido.
2. Cali Sheekh Maxamed Wasiir ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika, Digil iyo Mirifle/Shan Caleemood.
3. Maxamuud Macalin Yaxye Wasiir ku xigeenka hormarinta, Digil iyo Mirifle/Boqolhore-Disow.
4. Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta, Digil iyo Mirifle/Garwaale.
Dir
1. Jaamac Axmed Maxamed Wasiir ku xigen arrimaha gudaha, Dir/Isaaq/Habarjeclo.
2. Maxamed Xasan Aadan Wasiir ku xigen maaliyadda, Dir/Qubeys/Sure.
3. Maxamed Cali Xagaa Wasiir ku xigeenka Ganacsiga, Dir/Ciise.
4. C/raxmaan Maxamed Geedi Wasiir ku xigeenka Kheyraadka, Dir/Isaaq/HabarAwal.
Hawiye
1. C/raxman kulmiye Xirsi Wasiir ku xigeenka Gaasgaandhigga, Hawiye/Shiikhaal
2. Abuukar Xasan Cali {Maqaney} Wasiir ku xigen maaliyadda, Hawiye/Gaaljecel/Caloofi.
3. Xasan Maxamed Jimcaale Wasiir ku xigeenka cadaladda, Hawiye/Duduble.
4. Nadiifo Maxamed Cusmaan Wasiir ku xigeenka howlaha guud, Hawiye/Baadacadde.
Posted Afgooy
(BY Ishabaydhaba)

Comments

Popular posts from this blog

Sheeko kusaabsan isjecelka Raga iyo Haweenka iyo waliba isnecebkooda

Dowlada Cusub ee Soomaaliya, ayaa Madaxweynaha Masar oo ugu Baaqay Caalamka in ay Taageeraan.