Posts

Judges say Morsi's decree is unconstitutional (Video)

Image
n Egypt, judges scuffled with members of the Muslim Brotherhood during a press conference to condemn President Mohamed Morsi, who had earlier sacked some of the country's most senior lawyers. The Judges' Club said Morsi's decree granting himself wider powers, is unconstitutional. They say they'll fight the move, which gives the president immunity from legal challenges. Al Jazeera's Hoda Abdel-Hamid reports from Cairo.

Mogadisho Howlgal ciidamda Nabadsugidda Soomaaliya sameeyey ayaa kusoo bandhigey rag kutirsan alshabaab

Image
Howlgal ciidamda Nabadsugidda Soomaaliya ay kasameeyeen gudaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo qabqabtay ugu yaraan 30 ruux oo lasheegay in ay kujiraan Amiiro iyo dagaalyahanno katirsan Al-Shabaab. Howgalkan ay fuliyeen ciidamada Hay’adda nabad sugida Qaranka Soomaaliya ayaa waxa ay ka fuliyeen dagmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa waxaana intii uu socday howlgalka ay soo qabteen rag ka tirsan Al-Shabaab iyo hub ay ku aasten dhulka. Taliyaha ciidanka nabad sugida gobolka Banaadir Khaliif Axmed Erag ayaa sheegay in dadka ay soo qabteen qaarkood ay yihiin Al-qaacidada Soomaaliya, kuwa kalane lagu sameyn doono baaritaano, isagoona carabka ku dhuftay in uu socon doono howlgalka. Posted Afgooy (BY Ishabaydhaba)  

Muqdisho ayaa 30 ruux katirsan Al-Shabaab lagu soo qabqabtay (Photos)

Image
Muqdisho ayaa 30 ruux katirsan Al-Shabaab  lagu soo qabqabtay (Photos)

Wasiiirada Fowsiya Yuusuf, ayaa laga soo xigtay inay bedelaad ay ku sameyso safiirrada dalka Masar, Sacuudiga, Kuweyd

Image
Wasiiirada Arimaha dibadda dowladda Soomaaliya Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa laga soo xigtay inay qorsheynayso bedelaad ay ku sameyso safiirrada dalka Soomalida u fadhiya dalalka Masar, Sacuudiga, Kuweyd iyo kuwo kale oo fadhiya dalal Afrikaan ah. Safiirada la bedelayo ayaa waxaa la sheegay in qaarbadan oo ka mid ah dacwado laga soo gudbiyey, kuwo kalena  lagu eedeeyay mas’uuliyad daro. Wararku waxa ay sheegayan in dhawaan caasimadda Soomaliya ee Muqdisho looga yeeri doono mus’uuliyiinta ku magacaaban safiirnimada,  maadaama muddo dheer ay hayeen xilalkaasi. Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa in  xafiiska Madaxweynaha ay u gudbisay qorshaha ah xil ka qaadis lagu sameeyo safiiradaas uuna ka aqbalay iyadoo la sheegayo in la dhimayo safaaradaha Soomaaliya ku leedahay dalka dibadiisa maadaama dowladdu aysan heysan dhaqaale ay ku maareyso. Sharciga diblomaasiyada ayaa dhigaya in safiirka dal u fadhiya dal kale aanu xilka safiirnimo sii heyn karin afar san

Baydhaba, Odayaasha Digil iyo Mirifle oo Magacaabay Guddi

Image
Baaq Oday Dhaqameedyada Digil Mirifle ku Saabsan Dhismaha Maamul-Goboleedka Ku-Meel Gaar ah ee Koonfurta Soomaaliya Ka dib: . Markii la soo geba-gebeeyay wada tashi muddo dheer socday oo odayaasha la yeesheen qeybaha kala gedisan ee bulshada . Markii la arkay dhibaatooyinka heysta dadka deegaanka  iyo baahida loo qabo in maamul xalaal ah loo helo deegaanadaas . Tixgelin la siiyey federaaleyta dalka Maanta oo taariikhdu tahay 24-ta Nofember 2012, Odey dhaqameedyada Digil Mirifle waxay magacaabeen guddi farsamo oo soo diyaariya nidaamka iyo qaab dhismeedka Maamul Goboleed ku meel gaar ah (KMG). Gudiga wuxuu ka kooban yahay 7 xubnood oo kala ah:- 1. Gen Maxamed Sh. Xasan 2. Mudoobe Nuunow Maxamed 3. Cabdullahi Shaleetay 4. Maxamed Aden Ibraahim 5. Eng Saalax Sh. Cusmaan 6. Cabdi Aden Hoosow 7. Ibrahim Aden Mohamed Muddada jiritaanka guddiga waa labo bilood, wuxuuna howshiisa ku eg tahay marka la soo dhamaystiro hawlaha guddiga oo hoos ku xusan: Xilka Guddiga: 1. Inuu soo diyaariyo ni

Clashes in Cairo after Mursi seizes new powers

Image
Angry youths hurled rocks at security forces and burned a police truck as thousands gathered in central Cairo to protest at Egyptian President Mohamed Mursi's decision to grab sweeping new powers. Police fired tear gas near Tahrir Square, heart of the 2011 uprising that toppled Hosni Mubarak at the height of the Arab Spring. Thousands demanded that Mursi should quit and accused him of launching a "coup". There were also violent protests in Alexandria, Port Said and Suez. Mursi on Thursday issued a decree that puts his decisions beyond any legal challenge until a new parliament is elected. Opponents immediately accused him of turning into a new Mubarak and hijacking the Egyptian revolution. "This is the point of no return for Mursi. He has dug himself deeper in a hole and won't know how to get out of it," said Ahmed Saleh, an activist who said many would stay in Tahrir square until Mursi withdrew the decree. "The people want to bring down the reg

Cairo Egypt Maxamed Morsi, ayaa ku adkeystay in awoodda cusub ee uu isa siiyay inay tahay mid ku meel gaar ah.

Image
Madaxweynaha Masar, Maxamed Morsi, ayaa ku adkeystay in awoodda cusub ee uu isa siiyay inay tahay mid ku meel gaar ah. Haweeney Afhayeen ah oo u hadashay Xisbiga Xorriyadda iyo Caddaaladda ayaa BBC u sheegtay in Madaxweyne Morsi ujeedadiisu ay tahay inuu difaaco kacdoonka Masar, ee lagu riday Madaxweynihii isaga ka horreeyay Xusni Mubarak. Madaxweynaha dalka Masar, Maxamed Morsi ayaa shalay soo saaray sharci cusub oo awooddiisa sii ballaarinaya. Hadal telefishinka laga sii daayay shalay ayaa Afhayeenka Madaxweynaha, Yaasir Cali waxa uu ku sheegay in go'aannada Madaxweynaha aan racfaan laga qaadan karin isla markaana hey'ad wax ka beddeli kartaa aanay jirin. Waxaa ku jira xitaa hey'adahaasi garsoorka. Waxaana loo sameeyay si loo difaaco kacdoonkii Masar. Madaxweynuhu waxa uu sheegay in dhamaan kuwii lagu waayay dambiyada iyo dilka dadkii mudaharaadayay intii lagu guda jiray kacdoonka, in dib mar kale maxkamnmad loo saari doono. Shir jaraa'id oo a