Posts

Al Qaeda's Zawahri calls for kidnap of Westerners

Image
  Al Qaeda leader Ayman al-Zawahri has called on Muslims to kidnap Westerners, join Syria's rebellion and to ensure Egypt implements sharia, SITE Monitoring reported on Saturday, citing a two-part film posted on Islamist websites. The Egypt-born cleric, who became al Qaeda leader last year after the death of Osama bin Laden, spoke in a message that lasted more than two hours. "We are seeking, by the help of Allah, to capture others and to incite Muslims to capture the citizens of the countries that are fighting Muslims in order to release our captives," he said, praising the kidnapping of Warren Weinstein, a 71-year-old American aid worker in Pakistan last year. Zawahri's message was first released on Wednesday, SITE said, just two weeks after the cleric issued a filmed statement calling for more protests against the United States over a California-made film mocking the Prophet Mohammad. In his new message, he called on Muslims to ensure Egypt's revolu

D'Jabuti Dowladda Mareykanka ayaa ballaarisay saldhiggeeda milateri ee ay ku leedahay dalka Jabuuti

Image
Dowladda Mareykanka ayaa ballaarisay saldhiggeeda milateri ee ay ku leedahay dalka Jabuuti, kaas oo ay ka duulaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee beegsada shakhsiyaadka iyo kooxaha argagixisada ah ee la raadinayo, kuwaas oo ku kala sugan dalalka Soomaaliya iyo Yeman. Warbixin ay daabacday jariidada Al-Sharqal Awsat  ayaa lagu sheegay  in ay maalin kasta 16 duullimaad ka kacaan saldhigga, kuwaasoo  kala aada dalalka Soomaaliya iyo Yemen si ay ula socdaan dhaq-dhaqaaqyada kooxaha la raadinayo ee ku kala sugan Soomaaliya iyo Yemen. Saldhigga Jabuuti ku yaalla waxaa ka howlgala 3200 qof oo isugu jira askar Mareykan ah oo shaqeeya xilligan, kuwa howlgab ah iyo dad rayid ah. Waxaa sidoo kale tababarro lagu siiyaa ciidamo kale oo ajnabi ah, si loo xoojiyo howlgalka la-dagaallanka argagixisada. Howlgallada ay fulinayaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa la xoojiyay wixii ka dambeeyay markii lagu weeraray  dalka Yemen markabkii USSCOL  iyo sidoo kale markii ay sii xoogaysteen kooxaha

Wasiirka arrimaha dibadda ee Yugandha Asuman Kiyingi ayaa sheegay inay dib u eegis ku samayneyaan howlaha nabad ay Soomaaliya ka wadaan

Image
Dowladda Uganda ayaa sheegtay inay dib u eegis ku sameynayso howgalka ay ciidamadeeda ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya ee loogu mgaac-daray AMISOM ee Midowga Africa, ka dib markii lagu eedeeyay dowladda Yugandha inay farogelin ku heyso dalka ay dersika yihiin ee Kongo, isla markaasna taageeto Jabhada m23. Wasiirka arrimaha dibadda ee Yugandha Asuman Kiyingi ayaa sheegay isagoo wareysi siinayey BBC-da inay dib u eegis ku samayneyaan howlaha nabad ilaalinta ee ay Soomaaliya ka wadaan, waxaaana Soomaaliya ka jooga ciidanka ugu badan ee ka socda Midowga Afrika, isagoo sheegay in haddii ay Qaramada Midoobay raaligelin ka bixin-weyso eedaymaha aan ka fiirsiga laheyn inay iyana ka fiirsan doonto ciidankeeda jooga Soomaaliya, isla markaasna ay la bixi doonto ciidamadeeda ka mid ah AMISOM. Eedaynta ayaa wasiirku sheegay inay tahay mid sumcad xumo u soo jiideysa dalka Yugandha, isla markaasna ay keenyaso inaan ciidamadeena kala soo baxno Soomaaliya, wuxuuna ku dooday wasiirku inaysan wax xas

Kismaayo oo qarax kadhacay

Image
Gobalka Jubadda Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan. Sida ay sheegayaan dadka deegaanka qaraxa ayaa wuxuu ahaa mid lagu aasay goob ay ka agdhawaayeen ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Magaalada Kismaayo. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay meel ku dhaw xarunta Degmada ee Gobalkaasi halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamada Dowladda Soomaaliya. Inta la xaqiijiyay labo kamid ah ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa qaraxaasi ku geeriyooday halka sidoo kale labo kale ay ku dhaawacmeen. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa miino dhawaqeeda uu ahaa mid culus islamarkaana laga maqlay guud ahaan xaafada calanleey oo ah halka qaraxa uu ka dhacay. Ilaa hada saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya kama aysan hadlin qaraxaasi la sheegay in ciidamada Dowladda Soomaaliya uu khasaaro kala duwan kasoo gaaray. Tan iyo Markii ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Kenya ay la wareegeen gacan ku haynta Magaalada Kismaayo ayaa waxaa halkaasi ka dhacaye qaraxyo ciidanka

Mugadisho Somalia Eid mubarak and President Hasaan Say Happy Eid (Photos)

Image
Mugadisho Somalia Eid mubarak and President Hasaan Say Happy Eid (Photos)

Cairo Embasy Somalia ee Egypt oo lajabsaday

Image
Iyadoo ay maanta tahay maalin fasax ah oo loo dabaaldegayo ciidda Carafo ayaa waxaa la soo sheegayaa in la jabsaday xafiisyadii Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Masar. Wararku waxa ay sheegayaan in xafiisyada safaaraddaasi ay jabsadeen rag furaha xafiisyada badashay, waxaana la sheegayaa in Safaaradda oo ka kooban saddex dabaq la jabsaday qeybta hoose ee Safaaradda, waxaana xafiisyada la jabsaday ka howlgalayay qunsulka safaaradda Ismaaciil Cabdi, xafiiska xogheynta, xafiiska baasaboorada, xafiiska u qeybsanaha waxbarashada Marwo Xaliimo Kulmmiye iyo Xafiiska U qeybsamaha Arimaha Ganacsiga Marwo Fowzia. Qeybta labaad ee Safaaradda ayaa waxaa iyadana ku yaalla xafiiska Safriika Cabdullaahi Xasan, Xafiiska Xoghayaha koowaad ee Safiirka Marwo Xaliimo Axmed, Xafiiska ku xigeenka Ganaacsiga Mudane Bashiir Maxbuub. Qeybta sadexaadna waxaa degan oo uu hoy u yahay Safiirka Cabdullaahi Xasan. Xafiisyada safaaradda ayaa la jabsaday xilli ay shaqaalaha iyo madaxda safaaradda ku maqnaayeen f

Instability dampens Mali's Eid festivities (Video)

Image
The political instability in Mali has drastically affected the economy - with many people struggling to get by. As the Muslim religious festival of Eid approaches, families buy an animal to be sacrificed. But as Al Jazeera's Mohamed Vall reports from the capital Bamako, it is a luxury many people are not able to afford this year.